Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo Hambalyo iyo Baaq wada socda diray

Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo kamid ah Salaadiinta Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa hambalyo ku aadan sanadka cusub waxa uu u diray Umada  Umada Soomaaliyeed meel kasta ay dunida ka joogaan. Waxa uu ugu baaqay Ugaaska umada Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan in sanadkan noqdaan kuwa isku duuban oo ka shaqeeya nabada iyo … Continue reading Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo Hambalyo iyo Baaq wada socda diray